Dugsi sare oo laga dhagax dhigay deegaanka Goobweyn ee gobolka jubadda hoose.

0
74

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada waxbarshada Jubbaland CabdiNaasir Seeraar Maax oo ay wehliyaan agaasimaha guud ee wasaarada waxbarshada iyo maamulka deeganka ayaa si wadajir ah udhagaxdhigay dugsiga sare ee deegaanka Goobweyn.

Waxaa munaasabada goobjoog ahaa waxgaradka deegaanka aqoonyahano iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan