Dugsi wax lagu bari doono agoonta oo laga daah furay magaalada Afgooye.

0
102

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hey’adda Yasmiin Foundation ayaa Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ka daahfurtay dugsiga Agoonta iyo Rajada ee Yasmiin oo si bilaash ah ardayda wax lagu bari doono.

Daahfurka dugsiga waxa goob-joog ahaa mas’uuliyiin katirsan hey’adda Yasmiin Foundation, Waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxmed Yuusuf Cabdulaahi.