Dugsi wax lagu bari doono dadka baahiya gaarka qaba oo laga dhagax dhigay degmada Sheekh.

0
51

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda waxbarshada iyo sayinka maamulka Somaliland Axamed Aadan buuxane ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay dugsi wax lagu bari doono dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee degmada Sheekh gobalka Saaxil.

Munaasabada dhagax dhiga waxaa ka qayb galay maamulka degmada masuuliyiin ka socday wasaaradda Waxbarashada maamulka Somaliland iyo marti-sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.