Baladweyne (Radio Beerlula)-Dugsiga Agoonta magaalada dhuusamareeb ee Caasimad Galmudug ayaa loogu deeqay dharka labiska ee Madarasada.
Dharkaan ayaa lacagta lagu iibiyaya waxaa la soo baxay Dad muxsiniin ah kuwaas oo ku nool magaalada Dhuusamreeb iyo dalka dibaddiisa.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.