Dugsiga loogu talagay waxbarashada gabdhaha oo laga dhagax dhigay Dhoobleey.

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee maamulka Jubaland mudane Axmed Faarax Cali (Aweys) ayaa Dagmadda Dhobley ka dhax dhigay Dugsiga Gabadhaha kaasi oo gaar u ah wax barista Gabdhaha.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa goob joog mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashda Jubbaland, , Xogyaha Degmada Dhoobleey, Bahda waxbarashada , Agaasimayaal, Macalimiin iyo qaybaha kale ee bulshada Degamada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here