Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dugsiga Maan-bile oo lagu baran doono luuqadaha iyo Waxbarashada aas aasiga ayaa laga hirgaliyey xaafada Howl Wadaag laanta Suuq sare ee Magaalada Baladweyne.
Dugsigaan ayaa waxaa lagu baran doonaa maadooyiinka Soomaaliga , Xisaabta , Luuqadaha iyo qaybaha kale ee waxbarashada aas aasiga ah.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.