Dugsiga Xanaannada Caruurta oo laga dhagax dhigay Degmada Balcad.

0
190

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ka dhagax dhigay dugsi cusub oo lagu xanaaneyn doono caruurta ka yar lixda sano

Dhagax dhigo ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyin ka socoto wasarada waxbarshada ururda bulshada iyo walidiin.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen