Duqa magaalada Baladweyne oo xilka laga qaaday.

0
176

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure ( karoore) ayaa xilkii ka qaaday duqii magaalada Baladweyne Cabdulahi Salaad.

Duqa magaalada Baladweyne ayaa loo magacaabay Nadar Tabaax Maalin oo xilkan laga qaaday saddex bilood ka hor.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey