Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray dib u dhis iyo qalabeyn lagu sameeyey xarunta dhaxe ee waaxda Dad-dhigista Dowladda Hoose ee Xamar.
xariga jarka dib u dhis iyo qalabeyn lagu sameeyey xarunta dhaxe ee waaxda Dad-dhigista Dowladda Hoose ee Xamar ayaa loogu adeegi doono Degmooyinka gobolka banadir
Wabixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aaadan Xuseen.