Baladweyne(Radio Beerlula)- Dadkan oo u badan Xoola Dhaqato ayaa ku sugan xero barakac oo ku taalla duleedka magalaada Qardhow kuwaasoo ka soo Hayaamay Deegaanada Miiga ah waxaana xiligan heysta ka durufo kala duwan.
Warbixintan ayaa waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.