Baladweyne ( Radio Beerlula )- Isku duwaha wasaaradda caafimaadka Hirshabeelle ee degmada Buula burde Dr Sakariye Cabdirashiid Samatalis iyo dhaqaatiir kale ayaa adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay dadka ku nool deegannada Tardo, Sagaal Geed, iyo Geeda Same ee gobolka Hiiraan kadib markii inta badan deegannada uu ka dilaacay cudurka jadeecada.
Warbixintan waxa noo haya Maxamed Cabdi Saneey