Baladweyne (Radio Beerlula)- Qoysaskaan oo ku nool kaamka Birmaal ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan heysata duruufo kala duwan oo ay ka mid tahay Hoy la’aan, Caafimaad darro iyo Raashin yari.
Qoysaskaan ay ka soo barkaceen Magaalooyinka Maaxaas iyo Moqori ee gobolka Hiiraan iyo deegaano kale oo kamid ah dalka.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.