Duruufo dhanka nolosha oo heysta barakacayasha Baladweyne

0
289

Baladweyne(Radio Beerlula)- Isku duwaha gargaarka iyo mareynta masiibooyinka gobolka Hiiraan Xaawo Axmed Maxamed ayaa radio Beerlula u sheegtay in durufo kala duwan ay heystan dadka barakacayasha ku nool magaalada Baladweyne.

Xaawo Axmed Maxamed ayaa sheegtay in dadkan ay heysto durufo ay ka mid yihiin caafimad darro, hoy la’aan iyo durufo dhanka nolosha.

Isku duwaha gargaarka iyo mareynta masiibooyinka gobolka Hiiraan Xaawo Axmed Maxamed ayaa ka dalbatay hay’addaha samafalka, ganacsatada jaaliyadaha ka soo jeeda gobolka Hiiraan iyo wasaaradda gargaarka  Soomaaliya inay caawiyaan dadkan dhibaateysan.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here