Duruufo dhanka nolosha oo soo food saaray barakacayaal ku nool degmada Deyniile.

0
55

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskan oo kunool kaamam ku yaala degmada dayniile ayaa kacabanaya dhibaatooyin dhanka nolasha.

Dhibaatooyinka ugu daran ayaa waxaa kamid ah raashin la,aan iyo caafimaadaro.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here