Duruufo dhanka nolosha oo soo food saaray barakacayasha Kaamka Najax ee Baladweyne.

0
158

Baladweyne (Radio Beerlula)- Qoysaskan oo ku nool kaamka Najax oo ku yaalla xaafadda Kooshin  ee magaalada Baladweyne islamarkana degan guryo ka sameysan kartooman iyo Baco la isku geeyay kuwaasoo aan celin Karin qaboowga habeenkii iyo kuleylka maalintii ayaa ka soo hayamay deeganadii ay ku nolayeen sababo la xariiro abaarta ka jirto dalka.

Qoysaskan ayaa hay’addaha samafalka, iyo maamulka gobolka Hiiraan ka dalbaday inay gurmad kala duwan oo iskugu jira raashin, hoy iyo biyo la soo gaaran.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.