Duruufo dhanka nolosha oo soo food saaray dadka muruq maalka ee ku nool degmada Baladxaawo.

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Degmada Baladxaawo ee Gobalka Gedo waxaa ku nool dad Muruq maal ah isla markaana ku shaqeeyta farsama gacanta iyagoona Dhaqalaha kasoo gala shaqada Farsamada Gacanta ku mareeyo Nolasha qoysas kooda.

Dadkaan ayaan ku shaaqeyto sameeynta waxyaabo aay Bulshada isticmaalaan sida Mindiyada yaanbada faashashka iyo qalab kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.