Duruufo dhanka nolosha oo soo food saartay barakacayasha ku nool Kaamka Najax Baladweyne.

0
142

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaska barakacayaasha ee ku nool kaamka najax ee magaalada Baladweyne ayaa wajahaya xaalado biyo yari iyagoo hada isticamalo biyaha wabiga shabelle oo ay ka dhalan karaan cuduro madaama dhadhankooda is badal ku yimid

 

Qoyasaskan ayaa u badan caruur iyo haween kuwasoo daruufo badan oo ay ugu horeeyaan biyo yari heysto.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here