Duruufo kala duwan oo soo food saaray barakacayaal ku nool Dhoobley.

0
100

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan Barakacayaasha ah ee ku nool kamamka Degmada Dhoobley ayaa wajahay xaalado bini’aadanimo oo isbiirsaday taasi oo ay ugu horeyso Raashin la’aan iyo Hooy la’aan

Barkacayshaan ku nool kamka daryeel ee magalada dhoobley ayaa ka soo barkacay abarahii ka dhacay dalka qoysaskaan aya ahay xoolo dhaqto iyo beerleey.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen