Duruufo kala duwan oo soo food saaray qoysas ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Nugaal.

0
55

Baladwayne ( Radio Beerlula |)-Qoysaskan oo ku nool Deegaanka Doo-hays oo kamid ah deeganaada hoosyimaada magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ayaa xiligaan waxaa ka jira baahiyo kala duwan .

Baahiyaha deegaankan ka jira ayaa waxaa kamid ah biyo yari, Caafimaad daro ,waxbarasho la-aan iyo dhameystirka dhismaha masjid qabyaha ah oo ay dhawaan bilaabeen bulshada deegaankaasi.

Waran waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin