Duruufo nololeed oo soo food saaray Qoysaska barakacayasha ah ee ku nool kaamka Jiiqle ee Baladweyne.

0
103

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan barakacayasha ah ee ku nool kaamka jiiqle ee magalada Baladweyn ayaa waxaa soo food sartay xalad dhanka nolosha ah oo ay kamid yihiin hooy la-aan,biyo yari,caafimaad daro iyo raashiin la-aan.

Dadkan danyarta ah ayaa isugu jira haween ka yimid tuulooyinka hoosyimaada magaalada iyo kuwo kasoo barakacay magaalada kuwaasi oo ay guryihi ay daganaayeen ay saameeysay fatahaadii.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.