Duruufo nololeed oo soo food saartay Barakacayaal ku nool Baladweyne.

0
148

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo ku nool kaamka Bilan oo kuyaallo magaalada Baladweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa soo wajahay daruufo kale duwan.

Daruufaha ugu daran ee haaysto qoysaskaan ayaa Waxaa kamid ah Biyo la’aan Waxbarashado la’aan iyo caafimaad daro.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here