Duufaan xooggan oo laga cabsi qabo inay saameyso qeybo badan oo Mareykanka ah

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)- Tobnaan milyan oo Ameerikaan ah ayaa isu diyaarinaya duufaan xooggan oo laga yaabo inay baraf xooggan iyo cimiladii ugu qaboobeyd abid muddo ka badan toban sano.

Duufaanta, oo kasoo bilaabatay bartamaha Mareykanka, ayaa u dhaqaaqi doonta bariga maalmaha soo socda, sida ay sheegtay Waaxda Cimilada Qaranka ee loo soo gaabiyo (NWS).

Xaalad degdeg ah ayaa looga dhawaaqay gobollada Kentucky iyo Virginia, iyadoo qeybo badan oo Mareykanka ah oo aan lagu aqoon qabow daran, sida Mississippi iyo Florida, laga digay inay fishaan xaalado aan caadi ahayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here