Faransiiska oo la daalaa-dhacaya mowjad muhaajiriin ah

0
172

Baladweyne (Radio Beerlula)- Booliiska dalka Faransiiska ayaa burburiyey xeryo macmal ah oo ka sameysaneyd teendhooyin oo ay sameysteenn dad muhaajiriin, taas oo ku taalay meel u dhow magaalo xeebeedka Dunkirk oo ku taala Waqooyiga Faransiiska.

Muhaajiriintan oo kasoo jeeda dalalka Barriga Dhexe ayaa warbaahinta u sheegay in ay kasoo qaxeen dagaalo sokeeye, saboolnimo iyo tacadiyo iyo in ay rajeynayaan in ay Faransiiska ugasii gudbaan Britain.

Todobaadkii la soo dhaafay 85 Tahriibayaal ah ayaa ku dhintay badda u dhaxeysa Faraniiska iyo Uk kadib markii dooni ay saarnayeen dadkan ay degtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here