Fasalo cusub oo lagu kordhin doono iskuulka Luuq ganaane oo la dhagax dhigay.

0
94

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Jimciyadda Xayaat ayaa magaalada Luuq ee gobalka Gedo ka dhagax dhigtay dhismayaal cusub oo lagu kordhinayo dugsiga hoose dhexe sare ee Luuq Ganaane.

Munaasabadda dhagax dhiga ayaa waxaa kasoo qeybgalaya mas,uuliyiin ka socotay Jimciyadda Xayaat , maamulka dugsiga Luuq Ganaane, Bahda waxbarashada iyo qaybaha kale bulshada degamada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.