Fataahadda wabiga shabeelle oo saameysay Ganacsatada Dharka iibiso ee Baladweyne

0
113

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ganacsatada iibisa dharka Noocyadooda kala duwan  Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa saameyn ku yeelatay fatahaadda uu Sameeyay Wabiga Shabeelle kaasi oo ku dhuftay guud ahaan Xafaadaha iyo suuqyada dharka ee Magaalada.

Intabadan ganacsatadaan ayaa waxaa goobohoodii ay ku ganacsan jireen buux dhaafiyay Fatahaadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.