Fatahaad xoogan oo ku dhufatay deegaanka Lugloow ee Jubbaland

0
81

Baladwayne (Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland Mudan Cali aadan oo shir jariid ku qabtay magaalada kismaayo ayaa ka hadlay xaaladda Fatahaado ka dhashay Roobabka ka da deegaanka logloow oo kuyaalo waqooyiga magaalada kismaayo ee jubbland .

Qoyasaskaan oo daganaa deegaanka logloow ayaa leeys ku geeyay masaajidiyo meesha kadhawaa si nafdood loo bada baadiyo.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud