Fatahaadda wabiga shabeelle oo saameyn ku yeelatay ganacsatada qudaarta ee Baladweyne.

0
81

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Haweenkan oo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku ibiya Qudaarta ayaa saameyn kala kulmay fatahaadda wabiga shabelle kadib markii suuqii ay ku ganacsa jireen xermay isla markaana ay adkaatay ineey helaan qudartii gaadiidka loogu keeni jiray.

Haweenkan ayaa ku ganacada wadada jaayga ee Buund-weyn waxaana qudaarta loogu keena doomo kuwaasi oo kasoo qaada beero ka bad baaday fatahaadda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.