Fatahaadda Wabiga Shabeelle oo saameeyn ku yeelatay Goobaha waxbarashada Baladweyne.

0
66

Baladwayne (Radio Beerlula )-Goobaha waxbarashada ee Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa albaabada loo laabay kadib markii uu wabiga Shabelle ku fatahay afarta xaafadood ee magaalada isla markaana biyuhu ay Galeen dhammaan  xarumaha waxbarashada.

Iskuulada ay saameeyeen Biyuhu ayaa waxa kamid ah Dugsiga Hoose Dhexe sare ee Cumar bin Al khadhaab, Sigma , Sheakh Maxamed Macalin, Mujamac Dhiiba , Buundo-wein school iyo kuwa kale.

Warbixintaan  waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.