Fatahaadda wabiga shabelle oo khasaaro u geeysatay Isbitaalka guud ee Gobolka Hiiraan

0
96

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Fatahaadda wabiga shabelle ayaa saameeysay Isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan kadib markii biyugu gaareen qaar kamid ah qalabkii ugu muhiimsanaa isbitaalka.

Biyaha ayaa buuxdhaafay dhamaan qololka loogu adeegayay bukaanada sida qeybta bukaan jiifka,bukaan socodka ,qeybta sheybaarka iyo qolol kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.