Bulshada Soomaaliyed oo laga codsaday in ay dib u dhis ku sameeyan dugsi Qur’aan kuyaal Baladweyne.

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dugsigan oo ku yaallo xaafadda Buunda-weyn ee magaalada Baladweyne isla markaana uu macalin Najiib Faarax Qur’aanka ku baro arday isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa saameyn kala kulmay fataahadii wabiga shabeelle.

Ardayda ayaa hada wax lagu baraa meel banaan ah si aanay waxbarashada uga istaagin

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.