Fatahaadii ku dhufatay deegannada ku xeeran Baladweyne oo sameyn ku yeelatay beeraleyda

0
55

Baladwayne (Radio Beerlula )-Beerleeyadaan oo ku nool deegaanka Banka ee duleedka magaalada Baladweyne ayaa waxaa saameen xoogan kala kulmeen fatahaadii ku dhuftay gobalka Hiiraan iyadoo oo ay ka saameeysay dhamaan dalagyadii kala duwanaa ee ka baxaayay beerahood.

Dalagyadii ay kasaameeysay Beerleeydaan fatahaadii waxaa kamid ah Sinsinta iyo Yaanyada.

Warbixintaan waxaa soojeedinysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.