Fatahaadii ku dhufatay deeganno ka tirsan shabeellaha dhexe oo sameyn u geystay beeraleyda .

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Beeraleyda magaalada Jowhar ayaa caqabado kala duwan wajahaya xilli ay udiyaar garoobayaan in ay soogooyaan dalagii ay beerteen sanadkii hore.

Beeraleyda jowhar ayaa waxa saameyn xoogan kuyeeshay islamarkaana dalagii ay beerteen sanadkii hore sida qudaarta yar yar ayaa waxa saameeyey fataahada wabiga shabeelle.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.