Fatahadii ku dhuftay qeybo kamid ah Jubbaland oo saameyn xoogan ugeysatay beeraha

0
66

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Dowladda Gobaleedka Jubbaland mudan Geele muxumed oo shir jaraaiid ku qabtay magaalada Kismayo ayaa ka warbixiyay saamaynta fatahaadaha ay ku yeesheen wax soo saarka beeraha deegaannada Jubbaland.

fatahaadaha kudhuftay jubbland ayaa saameen xoogan ugeeystay wax soo saarka Dalayada kala duwan ee Beeraha Deegaannada jubbland.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.