Frankfurt vs Arsenal oo caawa ciyaaraya

0
292

Baladweyne(Radio Beerlula)- Arsenal ayaa xilli ciyaareedkeeda Europa League waxay ku bilaabaneysaa kulan adag oo ay u safrayaan Jarmalka iyagoo wajahaya Eintracht Frankfurt, taasoo qeyb ah kulamada Europa League ee caawa.

Kooxda Gunners ayaa xilli ciyaareedkii la soo dhaafay gaartay finalka Europa League laakiin waxaa koobka ka qaaday Chelsea oo ku garaacday ciyaartii finalka 4-1.

Mar kale ayayna Arsenal ka ciyaarayaan Europa League madaama ay kaalinta shanaad ku dhameysteen horyaalka Premier League.

  • Eintracht Frankfurt vs Arsenal

  • Europa League: Group F

  • Goobta: Commerzbank-Arena

  • Taariikhda: 19ka September, 2019

  • Waqtiga: 7:55pm Saacada Geeska Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here