Frenkie de Jong Oo Sharaxay Waxa Sababay Guuldarradii Cusleyd Ee Kooxdiisa Kasoo Gaartay Sevilla

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona, Frenkie de Jong, ayaa si daacad ah uga hadlay bandhigii kooxdiisu muujisay guuldarradii 4-1 ee ay kala kulmeen Sevilla, isagoo tilmaamay farqigii u dhexeeyay labada qaybood ee ciyaarta, hase yeeshee qiray in dadaalkooda uusan ku filneyn.

 

 

De Jong ayaa u sheegay warbaahinta kooxda:“Markaad guuldareysato, mar walba waa niyad-jab. Qeybtii hore si fiican uma aanan ciyaarin, qeybtii labaad way ka wanaagsaneyd, laakiin nasiib darro waan luminay.”

 

Ciyaaryahanka reer Holland ayaa sidoo kale ka hadlay culayska jadwalka adag iyo daalka saameeyay kooxda:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here