Fursad shaqo oo loo abuuray 21 ardey oo ka baxay iskuulka Ramadaan ee Baladweyne

0
458

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulka iskuullada Ramadaan oo ku yaalla  laanta heegan xaafada howlwadaag e magaalada Baladweyne  ayaa shaqo abuur u sameeyay in ka badan 21 arday ah oo horey uga qalin jabiyay iskuullada Ramadaan islamarkana hadda wax ka dhiga.

Maamulaha iskuullada Ramadaan ustaad Axmad Xaaji Cabdiraxmaan ayaa radio Beerlula uga waramay shaqa abuurkan loo someeyay ardaydan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here