Fursadaha ganacsi ee laga hirgeliyay Baladweyne oo shaqo abuur ka heleen dhalinyaro badan

0
344
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Shaqo abuurkan ay heleen dhalinyarada ayaa maankooda ka saartay inay ku hamiyaan inay dalka ka tahriiban.

Dhalinyaradan ayaa inta badan sameysa xalwada iyo buskudka.

Qaar ka mid ah dhalinyaradan oo ka shaqeeya foornooyinka shirwac iyo boqol soon ayaa radio Beerlula u sheegay inay ku faraxsan yihiin shaqo abuurkan ay heleen.

maamulaha foorno shirwac, Axmed Carab Maxamuud iyo  cabdirashiid nuur xasan maamulaha xalwo boqol soon  radio Beerlula uga waramay tirade dhalinyarada  fursadaha shaqo ka helay xarumahan.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here