Gaadiid lagu wareejiyay dhaqaatiirta xoolaha ee degmooyin kamid ah Puntland

0
259

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo aheyd mid kooban oo lagu qabtay gudaha xarunta wasaarada xanaanada xoolaha Punland ayaa gaadiid mootooyin ah lagula wareejiyay dhaqaatiirta xoolaha degmooyinka.

Mootooyinkan ayaa looga howlgali doonaa Garowe,Qardho, Ufeyn iyo degmooyin kale.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan