Gaadiid lagu wareejiyay wasaarada Caafimaadka Soomaaliya.

0
235

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada caafimaadka XFS ayaa hay,ada UNFPA kala wareegay Gawiiraaridan oo loogu talagalay in ay qeeyb ka qaataan yareeynta dhimashada hooyada iyo dhalaanka.

Munaasabada lagu wareejinayay gawaaridan oo loogu magac daray kuwa guurguura ayna u dhameystiranyihiin agabka caafimaadka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wasiiro katirsan XFS iyo madax ka socotay hay,ada UNFPA.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.