Gaadiid lagu wareejiyay wasaaradda Xanaanada xoolaha Puntland

0
315

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynata ,Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa labo gaari oo kuwa gargaarka deg dega ah ee dawaynta Xoolaha ku wareejiyay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland Siciid Cismaan Aadan.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here