Gaadiid loogu tala galay falka beerha oo lagu wareejiyay iskaashatada beeraleeyda Garoowe.

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowalada Gobaleedka Puntland Axamed Shire Saciid ayaa labo cagaf iyo abuurka dalagyada kala duwan ku wareejiyay qaar kamid ah iskaashadda beeraleeyada degmadda Garoowe.

Beeraleyda lagu wareejiyay qalabka ayaa baahiyo badan u qabay, waxana goob joog ka ahaa madasha iskaashada beerleyda gobolka Nugaal.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.