Gaadiid loogu talo galay xarunta gurmadka deg deg ah oo lagu wareejiyay hay’adda SODMA.

0
38

Baladweyne(Radio Beerlula)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa waxa ay magaalada Muqdisho kula wareegtay laba gaari oo Toyota Hilux ah oo loogu tala galay in ay qeyb ka qaataan howl-gelinta xarunta qaran ee howlgalada gurmadka deg-deg ah,

Gaadiidkan ayaa laga soo iibiyay mashruuca Somali Crisis Recovery Project (SCRP) oo uu maal geliyo Bankiga aduunka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.