Gaadiidka la dhigto hareeraha wadada laamiga ee Baladweyne oo cabasho laga muujiyay.

0
333
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ganacsatada wax ku iibisa hareeraha wadada laamiga ee magaalada Baladweyne ayaa dhibaatoyin kala duwan ku qaba gaadiidka, , islamarkana qaarkood la dhigo hareeraha wadada taasoo sameyn ku yeelata ganacsigoooda iyagoo waaya meelo dadka ay u soo maran.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here