Gaadiidleey Magaalada Kismaayo oo soo dhaweeyay wadooyiinka laga hirgeliyay magaaladaasi.

0
159

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xili wadooyin laami ah laga hirgliyay magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo dhaweyay gaadiidleyda ka shaqeeya xaafadaha magaalada Kismaayo.

Dhismaha wadooyinkan oo ah kuwo si casri ah loo dhisay ayaa wax badan kabadalay marista wadooyinka oo ay bulshada dhibaatooyin ku qabeen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.