Gaadiidleyda Mooto Bajaajta oo dhib ku qaba marista Wadada laamiga Baladweyne

0
77

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wadayaasha ka xeeya gaadiidka mooto bajaajka ee magaalada Baladweyne ayaa dhib ku qaba isticmaalka wadooyiinka Magaalada kadib markii ay saameeyn u geeysatay Fatahaadda Wabiga Shabeelle.

Wadooyiinkaan oo burbur xoogan kala kulmay fatahaadda ayaa muhiim u ah isu socodka gaadiidka iyo bulshada magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.