Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gaadiidleyda magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxa ay saameeyn xoogan kala kulmayaan burburka ku yimid Wadooyiinka Halboowlaha u ah isku socodka gawaarida.
Dhibaatooyiinka ay la kulmaan waxaa kamid ah Jaam badan iyo cilado ku yimaada gaadiidka taasi oo sababtay wado xumida.
Warbixintaan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


