Gaadiidleyda Baladweyne oo dhibaato ku qaba mashquulka iyo burburka jidadka.

0
133

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dadweynaha iyo darawalada gaadiidka magaalada Baladweyne ayaa dhibaato badan ku qaba burburka jidadka iyo ciriirga ama jaamka ka jira wadada laamiga ee dhaxmarta bartamaha magaalada Baladweyne.

Dadka saran bajaajyada iyo gaadiidka kale ee doonaya inay gaaran goobaha shaqada iyo guryahooda ayaa dhibaato badan la kulma kuwaasoo waqti dheer ku qaato inay gaaran halka ay u socdan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahro Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here