Gaadiidleyda Muqdisho oo dowladda Soomaaliya ka dalbaday inay wadooyinka biyaha laga saaro

0
129

Baladweyne(Radio Beerlula)-Xili gobolada wadanka badankood uu ka curtay roobka gu,ga ayaa waxaa hadane jirto saameyn balaaran oo ay roobabka ku yeesheen isku socodka dadka iyo gaadiid.

Wadooyinka Muqdisho gaar ahaane wadada Ceelqalow ayaa waxaa xiray biyo aad ubadan iyadaoona dadka iyo gaadiidka ay dhibaato ku qabaan marista wadadaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.