Gaari ah Ambalaas ah oo lagu wareejiyay isbitaalka guud ee Kismaayo

0
68

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshadda maamulka Jubbaland ayaa isbitaalka guud ee degmada kismaayo ku wareejisay gaariga gurmadka degdega ee amabalaasta.

Munaasabada lagu wareejinayey Gaariga gargaarka dagdega ayaa waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadka maamulka Jubbaland, madaxda Cusbitaalka Degmada Kismaayo iyo dhaqaatiir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.