Gaari Ambalaas ah oo lagu wareejiyay maamulka isbitaalka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan

0
276

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Iskuduwaha Caafimaadka Gobolka Hiiraan, Hassan Ahmed Barkhadle , ayaa maamulka isbitaalka degmada Matabaan ku wareejiyay Baabuur ambulance oo loo ku tallo kalay in loogu adeego bulshada.

Waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada odoyaal dhaqaatiir iyo maamulka guud ee isbitaalka degmada Matabaan.

waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here